Immigration and Citizenship AgencyFederal Government of Somalia

The Somali Council of Ministers approves a new Immigration and Citizenship Agency Director General

News12 December 2024

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, in uu noqdo Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.

Latest Articles

View all →